Waxaan daboolnaa dhammaan mawduucyada ugu muhiimsan suuqa Forex, laga bilaabo aasaaska falanqaynta technical ilaa phycology ga , si aad u noqoto trader buuxa..
Waxay kuu ogolaanaysaa inaad wax ku barato jadwalkaaga, si aanay u jirin cadaadis ama xoog inaad hore u socoto ilaa aad si buuxda diyaar u tahay.
Waxaa dhisay mentor hal-abuur leh, aqoon leh oo ka mid ah ganacsatada suuqa lacagaha qalaad ee forex kaso inta badan ka hadla mawduucyo muhiim ah oo si fiicanu sharaxa cashar kasta ilaa ay si fudud u fahmi karaan ardayda.
casharada aan ku bixino mentorship ka hadaad u qaadato sida ay tahay waxaan hubaa inaad ka guuleesan doontid suuqa forex.